Degahbur Polytechnic College
  • HOME
  • College Management System Dashboard
  • Halkan Ka Dajiso Website Ka Kuliyada Oo Mobile Application Ah
  • Dashboard
HomeDabagal Iyo KormeerDabagal Iyo Kormeer

Dabagal Iyo Kormeer

Waxaa, maanta soo gaadhay Kuliyada Xirfadaha Kala Duwan ee Dhagaxbur, wasiiru dawladaha wasaarada xirfada iyo shaqada ee heer dal mudane, Dr.Tashale berache iyo Wasiirka Xirfadaha iyo Shaqo-abuurka Mudane Xuseen Gaydh Axmad iyo team ay  hogaaminayeen.
ujeedada socdaalka team kan ayaa ah, dabagal iyo kormeer ku-saabsan geedisocodka shaqooyinka kuliyada ee 2017ka.
Teamka oo ay hogaaminayaan wasiiru dawlaha iyo wasiirka xafiisku ayaa indho indhayn iyo kormeer kusoo sameeyey guud ahaan goobaha adeeg bixinta ee Kuliyada, ugu dambayn teamka ayaa bogaadiyey adeeg bixinta iyo shaqooyinka kuliyada sidookalena kula dardaarmay in lasii xoojiyo shaqooyinka socda.
Dabagal Iyo Kormeer
  • Newer

  • Older

Hamse Badal Hindisaha Website

Posted by Hamse Badal Hindisaha Website

You may like these posts

Social Plugin

Contributors

  • My photo Hamse Badal Hindisaha Website
  • Kuliyada Farsamada Gacanta Ee Dhagaxbuur

Halkan Karaadi

  • November 20251
  • May 20252
  • April 20251
  • February 20252
  • January 20254

Footer Menu Widget

  • Home
  • About
  • Contact Us
Created By Sora | Distributed by Blogger

Contact form