Waxaa soo dhamaadey Tababarka daraasadka ficilka ah iyo Aalada SPSS ee lagu falanqeeyo macluumadka daraasadka oo kasocday kuliyada afarti malmoode udanbeyey.


Macaliminta oo soo bandhigey daraasadada ficilka ah ee ay darsayeen kuwaso lagu kala saarayey kuwa gudbaya iyo kuwa aan gudbeyn ee heer kuliyadeed.