Waxaa, maanta kulliyadda Xirfadaha Kala Duwan ee Dhagaxbuur ka billoowday imtixaanka xaqiijinta tayyada xirfadlayaasha (COC) oo ay u fadhiisteen arday tiradoodu dhantahay 368 arday oo ka kooban waaxo kala duwan sida; Faarada, Alxanka, Biyaha, Tolmaha, Qurxinta Qurxinta Dumarka, ICTga iyo Crop production iwm.
Waxaan guud ahaan ardayda imtixaanka qaadanaysa urajaynaynaa guul iyo natiijo wanaagsan.




